DEG DEG:- Rag arrin halis ah gacanta kula jiray oo lagu qabtay degmada Gaalkacyo & Ciidanka Booliska oo..

Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa howlgala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa Xalay howlgallo ballaaran xaafadaha magaaladaasi.

Howlgalada oo ah kuwa lagu xaqiijinayo amniga ayaa waxa ay Ciidamadu ku soo qab qabteen Rag ka Ganacsanayay Maandooriyaha nuucyadiisa kala duwan, kuwaas oo lagu wareejiayay Ciidamada Booliska ee magaaladaasi Gaalkacyo.

Abaanaduulaha Ciidanka xoogga ee magaaladaasi oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgalladaasi.

Waxaana uu sheegay in lagu soo qabtay tiro dhalinyrao ah oo ku howlanaa iibinta waxyaabaha maanka dooriya.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT