DAAWO:- Maxaa Sababay Gacan Ka Hadal Iyo Muran Ka Dhashay Kulankii Baarlamaanka M/Somaliland Ee Heshiiskii DP-World?

Kulankii maanta ee Baarlamaanka Somaliland ayaa waxa ka dhashay buuq kadib markii xildhibaanada ay isku khilaafen arinta heshiiskii Dp-world iyo Somaliland kadib markii maanta u hortagay wasiirka arimaha dibadda Somaliland sacad cali shire si wax looga weydiiyo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT