DAAWO: – G/Banaadir oo raacay Wadadii Thaabit Cabdi iyo Canaantii uu ujeediyay Madaxda Dowladda

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa qaaday talaabo la mid ah tii Thaabit Cabdi uu xilkiisa ku waayay.

Khudbad uu Eng Yariisow jeediyay ayuu sheegay ineysan u dulqaadan doonin wadooyinka sida micna darada ah loo xirto.

Sidoo kale, waxaa uu sheegay in shacabka magaalada Muqdisho ay ubaahan yihiin iney helaan matalaad dhab ah gaar ahaan aqalka sare.

HOOS KA DAAWO HADALKA Muuqaalka:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT