Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Baarlamaanka M/Somaliland oo Kulan Xasaasi ah ka yeelanaya heshiiska dekadda magaalada Berbera | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Baarlamaanka M/Somaliland oo Kulan Xasaasi ah ka yeelanaya heshiiska dekadda magaalada Berbera | Hal Sheegaha La Hubo

Baarlamaanka M/Somaliland oo Kulan Xasaasi ah ka yeelanaya heshiiska dekadda magaalada Berbera

Golaha wakiilada Soomaaliland ayaa maanta waxaa ay ka shirayaan heshiiska sadex geesoodka ah ee dekadda magaalada Berbera oo dhawaan mas’uuliyiinta Soomaaliland saxiixeen.

wasiirka arimaha dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in golaha wakiilada ay horgeyn doonaan heshiiska dekadda Berbera si loo ansixiyo.

gudoomiyaha golaha wakiilada Soomaaliland Baashe Maxamuud Faarax ayaa si sidaasi lamid ah sheegay in Gudiga Soomaaliland ee ka yimid Dubai ay Golaha Wakiilada ka horjeedin doonaan heshiiskaas,sidoo kalena Goluhu ay su’aalo weydiin doonaan.

sikastaba waxaa laga dhowr sugayaa waxa ay golaha wakiilada Soomaaliland ka yeeli doonaan heshiiska dekadda Berbera ee u dhaxeeya Soomaaliland , Ethopia iyo shirkadda Dp world ee Imaaraadka laga leeyahay kaas oo muran badan dhaliyay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT