TOP NEWS:- Baarlamaanka Oo Go’an cad Ka Qaadan Doona Arrin Muddo Badan Dhibtay Shacabka Muqdisho

Barlamanka Federaalka dalka Soomaaliya ayaa la filayaa in go’aan uu ka gaaro arin muddo badan dhibeysay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho, taasi oo ku aadan waddooyinka xiran.

Xildhibaanno ayaa mooshin ka diyaariyey waddooyinkaan iska xiran maalin walbo, shacabkana lagu gumaado, amnigane aanan sugneyn.

Xogta aan helnay ayaa sheegaya in baarlamaanka u yeeri doono wasiirka amniga oo su’aallo adag arrintan laga weydiin doono.

Sidoo kale, baarlamaanka ayaa ammar ku bixin doono in la furo dhamman waddooyinka ay xireen ciidamada DFS.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT