SIR CULUS:- Xaggee Shabaab Ka Keentay Awoodda Dheeraadka Ah Ee Maalmahan Wax Ku Weerareyso?

Al-shabaab ayaa maalmahan dambe waxay aad u xoojiyeen weerarada ka dhanka ah dowladda Soomaaliya iyo AMISOM, waxaana ay wadaan dardar xooggan.

Su’aasha is weydiinta mudan ayaa ah halka ay hadda kala soo baxeen awooddaan dheeraadka ah ee ay wax ku weerarayaan.

Baaritaan dheeraad ah oo aan sameennay ayaan ogaannay in arrintan Labo kaliya ay sabab u tahay, kuwaasi oo kala ah.

Hubka iyo Lacagta badan ee ay ka heleen Imaaraakada Carabta, welina laso siinayo.
In dowladda dhexe ay ka seexatay in Al-shabaab guryahooda iyo deegaannadooda ugu tagaan, tasi bedalkeedana iyagii aya wax soo radsanaya.
Dadka ku xeeldheer arrimaha ammaanka ayaa sheegaya in Haddii aanay DFS wax ka bedalin qorshaheeda ay ku wajahayso Al-shabaab in xaaladda ay degdeg isku bedali karto.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT