Maxay tahay Dowladda Qatar arrinta muhiimka ah oo ay ballanqaadday DF Soomaaliya?

Dowladda Qatar ayaa arin aad u muhiim ah waxay u ballanqaadday dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay soo kordheen cabsida ah in haddii la eryo Imaaraadka ay bannaanka soo dhici doonan adeegyo badan oo ay hayeen.

Hadaba dowladda Qatar ayaa si degdeg ah ula soo xiriirtay dowladda Federaalka Soomaaliya, una sheegtay iney diyaar u tahay wax walbo oo uu banneeyo Imaaraadka iney iyagu buuxiyaan.

Waxay sheegen in ay bixin doonan mushaarka ciidamada Imaaraadka tababaray ee xoogga dalka, iney sidoo kale gacanta ku qaban doonaan wax walbo oo Imaaraatka hayey.

Hadaba DFS ayeey tani u tahay fursad aad u muhiim ah, waxaana la huba in hadda Imaaraadka dhankiisa un uu qalqal xooggan ka muuqdo.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT