Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DEG DEG: Shabaab oo laga qabsaday deegaan ay ku dhuumaaleysan jireen madaxdooda | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DEG DEG: Shabaab oo laga qabsaday deegaan ay ku dhuumaaleysan jireen madaxdooda | Hal Sheegaha La Hubo

DEG DEG: Shabaab oo laga qabsaday deegaan ay ku dhuumaaleysan jireen madaxdooda

Ciidamada DF Soomaaliya, ayaa saaka la wareegay gacan ku haynta degaanka Gamboole oo ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe, halkaasi oo la sheegay inay ku dhuumaaleysan jireen Masuuliyiin ka tirsan kooxda.

Degaanka Gamboole ayaa qiyaastii 50-KM u jira Magaalada Jowhar, waxaana halkaasi ku yaali jiray maxkamad Al Shabaab ay ku leeyihiin oo dadka Magaalada Jowhar ee isqab qabsiga dhulalka iyo arrimaha kale isku haysta Shabaab ay ku kala saari jireen.

Ciidan ka tirsan kuwa Xoogga dalka ee Mareykanka uu tababaro, ayaa saaka aroortii ku duulay degaankan, xilli ay isaga baxeen ciidamadii Al Shabaab iyo maamulkoodii.

Dadka degaanka waxa ay xaqiijiyeen Shabaab wax dagaal ah inuusan halkaasi ka dhicin, waxaana hadda degaankaasi gacanta ku haya ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT