Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Militeriga Soomaaliya & AMISOM oo bur buriyay quwaddii iyo Saldhigyadii Shabaab ee… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Militeriga Soomaaliya & AMISOM oo bur buriyay quwaddii iyo Saldhigyadii Shabaab ee… | Hal Sheegaha La Hubo

Militeriga Soomaaliya & AMISOM oo bur buriyay quwaddii iyo Saldhigyadii Shabaab ee…

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta waxa ay Howlgalo ka bilaabeen deegaano ka tirsan Gobaladda Shabellaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe waxaana Howlgaladaasi ay ku burburiyeen Fariisimo Al-shabab ay ku la haayeen inta u dhaxesa Balcad iyo Afgooye.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowlada ee ka qeebqaadanaya Howlgalka ayaa KNN u sheegay in ay burburiyeen Fariisimo Al-shabab ay ku la hayeen wadada isku xiriirisa Balcad iyo Afgooye.

Saraakiishaan oo ka gaabsaday in Codkooda aan adeegsano ayaa inoo sheegay in wali ay ku guda jiraan Howlgalka islamarkaana ay ku soo qabteen dad ay ku tuhmayaan inay xiriir la leeyihiin Al-shabab kuwaas oo baaritaano ay ku socdaan.

Dadka lagu soo qabtay Howlgalka ayaa qaarkood la geeyay Dagmadda Balcad ee Gobalka Shabellaha Dhexe sida ay inoo xaqiijiyeen Goobjoogayaal ku sugan Magaaladda.

Fariisimaha Al-shabab laga burburiyay ayaa la sheegay in dagaalamayaashii ka tirsabnaa in ay isaga baxeen marka ay ka war heleen inay ku soo wajahanyihiin Ciidamada isgarabsanaya ee AMISOM iyo Dowlada.

Howlgalka ay maanta ay ka sameeyeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM Deegaano ka tirsan Labadda Gobol ee Shabeelooyinka ayaa imaanaya xili 2 bishaan oo ku beegneed Jimcahaan kii ka horeeyay Al-shabab Dagaal kula wareegeen Dagmadda Balcad oo saacado kooban ka dib ay dib uga baxeen.

Geesta kale, waxa uu imanayaa Howlgalka ay ciidamadu wadaan iyadoo 7 bishaan Masuuliyiin ka tirsanaa Maamuladda Hirshabelle iyo K/galbeed ay ku dhinteen Qarax Miino oo lagula beegsaday Duleedka Dagamadda Afgooye ee Gobalka Shabellaha Hoose.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT