Daawo:- Galeyr Oo Si Cad U Shegay Ineysan Ku Biirin M/Somaliland iyo Go’aan Halis Ku Ah Puntland

Hogaamiyaha maamulka khaatumo Cali khaliif galeyr ayaa shaaca ka qaaday in wali aysan ku biirin Somaliland isla markaana ay ku biiri karaan maamulkii ay donaan sida Puntland iyo Dowlada dhexe ee soomaaliya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT