DAAWO:- Afada M/weyne Farmaajo oo Khudbad Qiiroleh ka jeedisay Muqdisho & Fariin ku socota…

Marwadda Koobaad ee dalka Saynab Maxamed ayaa khudbad qiiro leh xalay ka jeedisay munaasabad lagu xusayay maalinta Haweenka Aduunka.

Xaaska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegtay in dumarku yihiin kuwa ugu badan ee dhibaatada ay soo wajahday mudadii burburka, sidoo kalana ay yihiin hormuudka nabada.

Marwo Saynab ayaa ugu baaqday dumarka Soomaaliyeed iney laba jibaaraan dadaalkoda ku aadan dhanka nabad raadinta.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADDA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT