Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
C/kariin Guuleed si lama filaan ah u difaacay M/weynaha dalka kadib markii….. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> C/kariin Guuleed si lama filaan ah u difaacay M/weynaha dalka kadib markii….. | Hal Sheegaha La Hubo

C/kariin Guuleed si lama filaan ah u difaacay M/weynaha dalka kadib markii…..

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka mid noqday siyaasiyiinta difaacay madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay in dad qarsoon oo Imaaraadku soo diray ay olole dhinaca baraha bulshada ah ku qaadeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

C/kariin Guuleed ayaa sheegay in Madaxweye Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo uu yahay madaxweynaha sharciga ah ee dadka Soomaaliyeed doorteen, isla markaana uu mudan yahay sharaf iyo ixtiraam maadaama uu huwan yahay haybaddii iyo qaranimadii umadda Soomaaliyeed.

“Haddaba marnaba lama aqbali karo in dowlado shisheeye ay meel uga dhacaan karaamadiisa, sharaftiisa iyo haybaddiisa intaba, wixii khilaaf ama kala aragti duwanaasho ah qaabab kale oo lagu xaliyo ayaa jiri karta..” ayuu yiri C/kariin Guuleed.

Soomaali badan ayaa ku biirtay ololaha ka socda baraha bulshada oo ku saabsan madaxweynaha Soomaaliya oo si weyn u difaacay dowladda iyo madaxweynaha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT