Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Waa Kuma Shaqsiga Halista Ee Imaaraadka U Wakiilatay Inuu Ka Hortago Mooshinka Xildhibaanada BFS? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Waa Kuma Shaqsiga Halista Ee Imaaraadka U Wakiilatay Inuu Ka Hortago Mooshinka Xildhibaanada BFS? | Hal Sheegaha La Hubo

Waa Kuma Shaqsiga Halista Ee Imaaraadka U Wakiilatay Inuu Ka Hortago Mooshinka Xildhibaanada BFS?

Warar hoose oo ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Dowlada Imaaraadka ay Xildhibaano u adeegsaneyso in la burburiyo Mooshinka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay doonayaan inay ka geeyaan Heshiiska Dekdada Berbera.

Dowlada Imaaraadka ayaa hormuud kaga dhigtay qorshahan Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdi rashiid Cali Sharma’arke kaasoo galaangal fiican ku dhex leh Xildhibaanada sidoo kalena ah wakiilka Imaaraadka ee arimaha Dowlada Soomaaliya.

Cumar Cabdi Rashiid ayaa ka faa’iideysan doona lacago aad u badan oo dowlada Imaaraadka ay ku bixineyso siday kaga hortagi laheyd mooshinkan, waxaana la filayaa in caawa Kulan gaar ah ay Muqdisho ku yeeshaan Xildhibaanada u shaqeeya dowlada Imaaraadka, iyadoo khadka Telfoonka uusoo gali doono Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Cumar Cabdi rashiid Cali Sharma’arke.

Si kastaba ha ahaatee Xildhibaano dhowr ah ayaa Warbaahinta u sheegay inay qorsheynayaan Mooshin ka dhan Heshiiskii dekada Berbera, kaasoo hada ay sii kordhayaan xildhibaanada is qoraya, waxaana baarlamaanka la horgeyn doonaa marka uu furmo Kalfadhiga ugu horeeya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT