Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo magaalada Nairobi kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Taliyaha Ciidanka Asluubta oo magaalada Nairobi kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya | Hal Sheegaha La Hubo

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo magaalada Nairobi kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ku sugan Magaaladda Nairobi ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Asluubta dalka Kenya Isaya Osug, waxayna ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo labada dhinac quseeya.

Qodobadii ugu muhiimsanaa Labada Taliye ay kawada hadleen waxaa kamid ah siddii ay u sameyn lahaayeen iskaashi isuna dhaafsan lahaayeen khibradaha iyo aqoonta maamulka Xabsiyada, dhaqancelinta iyo tababarada guud ahaan.

Dhinaca kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa ka qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu qabtay Akadheemiyada Ciidanka Asluubta Dowladda Kenya oo ku taalla Counting Kiambu.

Xafladda waxa ka soo qeybgalay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane Uhuru KENYATTA, waxaana tababar loogu soo xiray in ka badan 3000 (saddex kun) oo askari, Ciidamadaan cusub ayaana kusoo biiray Ciidanka Asluubta Kenya, waxayna isugu jireen Dumar iyo Rag.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT