Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Muxuu yahay qorshaha ay iska kaashanayaan Farmaajo & Wasiirka Arrimaha Gudaha eek u aaddan Guddoomiyeyaasha 17-degmo ee G/Banaadir? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Muxuu yahay qorshaha ay iska kaashanayaan Farmaajo & Wasiirka Arrimaha Gudaha eek u aaddan Guddoomiyeyaasha 17-degmo ee G/Banaadir? | Hal Sheegaha La Hubo

Muxuu yahay qorshaha ay iska kaashanayaan Farmaajo & Wasiirka Arrimaha Gudaha eek u aaddan Guddoomiyeyaasha 17-degmo ee G/Banaadir?

Guddoomiyeyaasha 17-degmo ee Gobolka Banaadir oo maalmihii u danbeeyay wadnaha ka heystay wararka sheegaya in in Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir uu qorsheynayo inuu xilka ka qaado ayaa hadda hadda loogu laab qaboojiyay iney is dejitaan si wanaagsan kaga soo baxaan howsha loo igmaday.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu laab-qaboojiyeen Guddoomiyeyaasha degmooyinka in shaqadooda ka soo baxaan, isla markaana meesha ka saaray wararka maalmahan suuqa soo galay ee ku aadan in xilalka laga qaadayo.

Guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa maalmihii u danbeeyay la hadal hayay in xilka laga xayuubinayo,madama meesha laga saaray Guddoomiyihoodii Gobolka Banaadir ee iyagu soo magacaabay ee Thaabit Cabdi Maxamed ka dib khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Guddoomiyeyaasha qaar ayaa aaminay in xilka laga qaadayo kana niyad howshay loo igmaday ee Bulshada loogu dhiibay,waxaana maankooda ka guuxayay mar uun in xilka laga qaadayo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT