Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maamulka degmada Buulaburte oo sheegay in ay Carruur ka soo badbaadiyeen Kooxda Shabaab | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maamulka degmada Buulaburte oo sheegay in ay Carruur ka soo badbaadiyeen Kooxda Shabaab | Hal Sheegaha La Hubo

Maamulka degmada Buulaburte oo sheegay in ay Carruur ka soo badbaadiyeen Kooxda Shabaab

Guddoomiyaha degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan Cismaan Daahir Guure ayaa VOA u sheegay in ay Al-shabaab ka soo badbaadiyeen Labo Caruur oo ka baxsaday Dugsi ay Al-shabaab ku hayeen.

Dhalin-yaradan ayaa la sheegay inay kasoo tageen degaanka Luuq Dhurwaa oo u dhexeeya Buulabarde iyo Beledweyne, waxaana la sheegay inay ku xaraysanaayeen illaa iyo 100 Carruur ah.

Guddoomiyaha ayaa sheegay n waayadaan ay soo badatay Carruurta la’ Afduubta islamarkana ay Al-Shabaab ku xareeyaan Xerooyin kadibna ay u tababaraan in ay dagaalamaan.

‘’Caruurtan iyaga ayaa markii hore ka soo baxsaday, markii aan ka war helnay gadiid ayaa u dirnay halka ay jooga soo qaaday’’ ayuu yiri guddoomiyaha degmada Buula-burte.

Deegaannada hoostaga degmada Buulaburte waxaa muddo dheer maamulaya Al-shabaab oo meelaha qaar go’doomin ku haya isku socodka dadka iyo gadiidka doonaya in ay gudaha u gallaan Al-shabaab.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT