Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DHAGEYSO:- Xiisadda SOMALILAND & DFS oo cirka isku sii shareertay,Muuse Biixi oo u soo Jawaabay R/W Kheyre | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DHAGEYSO:- Xiisadda SOMALILAND & DFS oo cirka isku sii shareertay,Muuse Biixi oo u soo Jawaabay R/W Kheyre | Hal Sheegaha La Hubo

DHAGEYSO:- Xiisadda SOMALILAND & DFS oo cirka isku sii shareertay,Muuse Biixi oo u soo Jawaabay R/W Kheyre

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo u muuqday mid u jawaabayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxa uu sheegay in Dagaalo ay iclaaminayaan Xukuumada uu hogaaminayo Xasan Cali Khayre, ka Maamul ahaan ay diyaar u yihiin in ay sameeyaan wax walba oo ay isku difaaci karaan.

2-dii bishan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka soo laabtay Imaaraadka kadib hadal uu warbaahinta siiyay ayuu kaga hadlay heshiiskii Dekeda Berbera ee dhexmaray Somaliland, DP-World iyo Itoobiya, wuxuuna tilmaamay heshiis walba oo la galayo kuna saabsan Deked, Bad, Khayraad iyo kuwo kale in ay u idman tahay Dowladda Federaalka, ansixintiisana keliya ay sameyn karaan Baarlamaanka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay Madaxweynaha Somaliland in Dowladda Federaalka qaabka ay wax u wado aysan ku qanacsaneyn hadii ay yihiin Somaliland, wuxuuna tilmaamay heshiiska Dekeda Berbera keliya in ay go’aan ka gaari karto Somaliland.

Madaxwaynaha Somaliland ayaa hadalkan ka sheegay xuska maalinta Haweenka Adduunka 8-da March oo uu kaga qayb galay guriga shaqaalada Dowlada ee magaalada Hargeysa.

HALKNAAN HOOS KA DAAWO CODKA:-

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT