DAAWO: Mudane Biixi Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Abuurayo Dagaal Qabiil & Heshiiskii DP World

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargeysa ayaa ka hadlay heshiiskii sadex geesodka ahaa ee muranka badan dhaliyey ee dhex maray Somaliland, Dp-world iyo dowlada itoobiya.

Madaxweyne Biixi ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Farmaajo aysan waxbo ka quseyn heshiiska dekada berbaro taas oo sababi karto degaal markale dhaco.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT