Amiin Arts oo Sawir Layaab Leh Ku Bahdilay Muuse Biixi, kuna amaanay M/weyne Farmaajo & R/W Kheyre

Farshaxanka Qalinlaha ah ee Amiin Arts ayaa sawir u karbaashay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku sheegay in Hantidii Soomaaliya uu Ajnabi gacanta u galiyay.

Amiin Caamir ayaa ujeedka sawirkiisa hadlaya wuxuu yahay in Dekada Berbera uu Muuse gacanta u galiyay Shisheeya halka Farmaajo iyo Kheyre uu ku tilmaamay kuwa ka hortagaya in Ajnabiga ay qaataan Kheyraadka dalka.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT