Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax badan ka ogow dakii ka dambeeyey Qaraxii lagu dilay Wasiir C/qaadir C/raxmaan iyo Xildhibaan Kaboweyne | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax badan ka ogow dakii ka dambeeyey Qaraxii lagu dilay Wasiir C/qaadir C/raxmaan iyo Xildhibaan Kaboweyne | Hal Sheegaha La Hubo

Wax badan ka ogow dakii ka dambeeyey Qaraxii lagu dilay Wasiir C/qaadir C/raxmaan iyo Xildhibaan Kaboweyne

Qarax Miino ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay degaan u dhaxeeya degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn.

Qaraxa oo intiisa badan laga wada maqlay Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa lagu dilay Wasiiru Dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Somalia C/qaadir C/raxmaan Cali.

Wasiirka ayaa waxaa Qaraxa kula geeryooday Axmed Cabdi Faarax oo loo yaqiinay Kabaweyne oo ahaa Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.

Mas’uuliyiinta dhanka amaanka maamulka Koonfur Galbeed, ayaa xaqiijiyay Geerida labada mas’uul waxa ayna sheegen inay u dhinteen dhaawacyo kasoo gaaray Qaraxa.

Wasiiru Dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Somalia C/qaadir C/raxmaan Cali, ayaa la xaqiijiyay inuu ka mid ahaa wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta safar shaqo ku tagay degaanka Bali-doogle ee degmada Wanlaweyn.

Maleeshiyada al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax lagu dilay Wasiiru Dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed C/qaadir C/raxmaan Cali (Baraf) iyo Axmed Cabdi Faarax (Kaboweyne) oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle.

Maleeshiyada waxay sheegeen mas’uuliyiinta ay beegsadeen in ay soo abaabuleen weerar bilo ka hor ka dhacay degaanka Jameeco Jilyaale oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe, kaasi oo Shabaabka ay sheegeen in Ciidamo Mareykan ah ay ku xasuuqeen Caruur wax ka baraneysay Machad Islaami ah.

Dhinaca kale,Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa horay Qaraxyo ugu dilay mas’uuliyiin dhowr ah oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT