Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Senetar Cabdi Qeybdiid oo ku dhegan Wasiirka Dastuurka ee DF Soomaaliya iyo shaqadisa+SABAB? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Senetar Cabdi Qeybdiid oo ku dhegan Wasiirka Dastuurka ee DF Soomaaliya iyo shaqadisa+SABAB? | Hal Sheegaha La Hubo

Senetar Cabdi Qeybdiid oo ku dhegan Wasiirka Dastuurka ee DF Soomaaliya iyo shaqadisa+SABAB?

Guddoomiyaha Guddiga La socodka iyo Dib u eegista Baarlamaanka Labada Aqal Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in howsha Wasaaradd Dastuurka uu yahay mid fududeyn ah, isla markaana Guddigooda oo ka kooban 16 xubnood shaqadooda tahay in qodobada dastuurka la eego, si wax ka bedel iyo wixii la mid loogu sameeyo.

Waxa uu sheegay in xubnaha Guddigooda 10 ka mid ah ay xubin ka yihiin Baarlamaanka labada Aqal, halka 6-da kalena ay matalayaan dowlad goboleedyada sida uu yiri.

“Shaqada Wasaaradda Dastuurka waa fududeyn, sida uu sharciga qabo, laakiin Guddiga dib u eegista iyo la socodka Dastuurka waxaa shaqadiisu tahay in qodobada dastuurka la eego, si wax ka bedel iyo wixii la mid ah loogu sameeyo”ayuu yiri Cabdi Qeybdiid.

Waxaa uu sheegay in marka uu furmo kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka ay horgeyn doonaa qorshe howleedka labada Guddi iyo sida la rabo in loo soo gabagabeeyo howsha la socodka iyo dib u eegista Baarlamaanka.

Qoraal uu Guddiga maalmo ka hor soo saaray oo uu ku saxiixnaa Cabdi Qeybdiid ayaa eedeyn loogu jeediyay Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil, waxaana Guddiga uu sheegay in kalsoonida kala noqdeen, isla markaana howsha Dastuurka ka dhigay mid keligiis maamula oo uu doonayo in sanado socoto howsha, isagoo labada Aqal u soo jeediyay wada, in tallaabada sharciga waafaqsan laga qaado.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT