Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxay Shabaab ka yiraahdeen dilkii C/qaadir C/raxmaan & Xildhibaan Axmed Cabdi Faraax? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxay Shabaab ka yiraahdeen dilkii C/qaadir C/raxmaan & Xildhibaan Axmed Cabdi Faraax? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxay Shabaab ka yiraahdeen dilkii C/qaadir C/raxmaan & Xildhibaan Axmed Cabdi Faraax?

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qarax Miino oo lagu dilay Wasiiru Dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed C/qaadir C/raxmaan Cali (Baraf) iyo Axmed Cabdi Faarax (Kaboweyne) oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle, kaasi oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn oo ka tirsan Shabeellaha Hoose.

Alle ha u naxariistee C/qaadir C/raxmaan iyo Xildhibaanka ka tirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa ku soo jeeday magaalada Muqdisho,waxayna miinada kula qaraxday inta u dhaxeysa degmooyinka Afgooye iyo Walaweyn.

Waxay sheegeen Shabaabka masuuliyiinta ay beegsadeen in ay soo abaabuleen weerar bilo ka hor ka dhacay degaanka Jameeco Jilyaale oo ka tirsan Shabeellaha Dhexe, kaasi oo Shabaabka ay sheegeen in Ciidamo Mareykan ah ay ku xasuuqeen Caruur wax ka baraneysay Machad Islaami ah.

Warka Shabaab ka soo baxay ayaa sidan u qornaa “Mujaahidiinta ayaa maanta gelinkii dambe qarax ku dilay saraakiil ka tirsan Garoonka Balidoogle kuwaas oo abaabulay weerarkii lagu qaaday degaanka Jamaaco Jilyaale.” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Shabaab.

Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin (Gacma) oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Saraakiisha Ammaanka Koonfur Galbeed ay shir deg deg ah ka yeelan doonaan falkan dhacay, jawaabna ay ka bixin doonaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT