Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Xildhibaanada Jubbaland oo xaalad adag soo wajhday kadib markii laga mamnuucay inay ku shiraan meel ka baxsan……….. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Xildhibaanada Jubbaland oo xaalad adag soo wajhday kadib markii laga mamnuucay inay ku shiraan meel ka baxsan……….. | Hal Sheegaha La Hubo

Xildhibaanada Jubbaland oo xaalad adag soo wajhday kadib markii laga mamnuucay inay ku shiraan meel ka baxsan………..

Baarlamaanka Jubbaland ayaa isla gartay in xubnaha Xildhibaanada ee Jubbaland aysan ku shiri karin meel ka baxsan Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland.

Kadib kulan xubnaha Baarlamaanka Jubbaland ay isugu yimaadeen Magaalada Kismaayo, ayaa looga dooday qodob dhigaya in xubnaha Baarlamaanka Jubbaland ay ku shiraan kaliya Magaalada Kismaayo oo meel ka baxsan aysan isugu imaan Karin.

Xildhibaano gaaraya 38 Xildhibaan ayaa ogolaatay arintaasi, halka afar ay diideen, sidoo kalena laba ay ka aamuseen, sida uu sheegay Habdhawrka Baarlamaanka Jubbaland Bashiir Maxamed Daahaay.

“Xildhibaanada Jubbaland waxa ay isla garteen qodob oronaya in aan lagu shiri Karin meel ka baxsan Magaalada Kismaayo, inta laga xureynaayo Caasimadda Jubbaland ee Magaalada Bu’aalle ee Gobolka Jubbada Dhexe.” Ayuu yiri Habdhowrka Baarlamaanka Jubbaland.

Dadka qaar ayaa u arka arintaan inay tahay mid uu ka dambeeyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maalmahan dareemay qal qal siyaasadeed iyo Xildhibaano doonaya in isbedel uu ku dhaco hoggaanka Jubbaland, kuwaasi oo dhaqdhaqaaq siyaasadeed ka waday Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu dhaliilaa inuu u dhaqmo hab kali talisnimo ah, iyadoo Baarlamaanka Jubbaland dhawr mar xilalkii xasaanada ay ka qaadeen Xildhibaano.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT