Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Imaaraadka Carabta oo Qatar kale lugta la galay & dhoofinta dhuxusha Somalia oo lagu helay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Imaaraadka Carabta oo Qatar kale lugta la galay & dhoofinta dhuxusha Somalia oo lagu helay | Hal Sheegaha La Hubo

Imaaraadka Carabta oo Qatar kale lugta la galay & dhoofinta dhuxusha Somalia oo lagu helay

Dowladda Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa lagu eedeeyay in weli Soomaaliya ay ka wado dhoofinta dhuxusha sharci darrada ah ee la geeyo dalkaasi.

Dhoofinta dhuxushaasi ayaa waxaa Lacago faro badan ay ka soo gashaa Xarakada Al Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya, iyadoo Sanadkii ay ka helaan Lacag lagu qiyaasay illaa iyo 10 Milyan oo Dollar.

Warbixin ay hore u soo saartay kooxda dabagalka Qaramada Midoobay ayaa waxa ay ku sheegtay in dhuxusha laga dhoofiyo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbadda laga helo Lacag u dhaxeysa 135 Milyan illaa iyo 180 Milyan oo Dollar.

Dhoofinta dhuxusha ee Soomaaliya oo hore ay u mamnuucday Qaramada Midoobay ayaa waxaa weli laga dhoofiyaa Dekadda Kismaayo iyo deegaanka Buurgaabo oo ku dhow magaaladaasi.

Dhuxusha loo dhoofiyo dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa la xaqiijiyay in laga dajiyo Dekadda Al Xamariya oo ku taalla magaalada Dubai ee dalkaasi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT