Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Dhaq-dhaqaaq Ciidan oo laga dareemayo degmada Balcad & Hubkii ugu badnaa oo loo jiheeyay.. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Dhaq-dhaqaaq Ciidan oo laga dareemayo degmada Balcad & Hubkii ugu badnaa oo loo jiheeyay.. | Hal Sheegaha La Hubo

Dhaq-dhaqaaq Ciidan oo laga dareemayo degmada Balcad & Hubkii ugu badnaa oo loo jiheeyay..

Wararka naga soo gaarayo Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya maanta dhaq dhaqaaq Ciidan ay ka wadaan deegaano u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay arkayeen Gawaarida dagaalka iyo Ciidamo ka tirsan kuwa milariga oo howlgallo ka wada duleedka degmada Balcad ee gobolkaasi.

Waxaana ay intaasi ku dareen in ay ka cabsi qabaan in dagaallo ay ka dhacaan halkaasi, maadaama ay ka socdaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo iska soo horjeedo.

Dhawaan ayey ahayd markii Saacado kooban Al Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Balcad ee gobolka Sh/ Dhexe.

Waxaan tan iyo markaasi laga dareemayay gobolkaasi saa saan colaadeed iyo abaabulo dagaal oo halkaasi ay ka wadaan dagaalyahannada Al Shabaab iyo Ciidamada milateriga Soomaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT