Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
TOP NEWS:- Muuse Biixi oo looga yeeray Jabuuti & shirqoolka shirkadda DP World oo xoogeystay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> TOP NEWS:- Muuse Biixi oo looga yeeray Jabuuti & shirqoolka shirkadda DP World oo xoogeystay | Hal Sheegaha La Hubo

TOP NEWS:- Muuse Biixi oo looga yeeray Jabuuti & shirqoolka shirkadda DP World oo xoogeystay

Warar ay heshay ayaa sheegaya in Dowladda Jabuuti ay Maamulka Somaliland kala hadleyso sii deegaanadeeda uga ceyrin lahayd shirka DP World oo ay ku tilmaameen mid masuq maasuq iyo jaajuusnimo wata.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu booqdo dalka Jabuuti halkaasi oo uu wada kula yeelan doono madaxweynaha Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadli doonaan Arrimo ay shirkaddan ka mid tahay.

Sida aan xogta ku helnay Ismaaciil Cumar Geelle ayaa warqad Casuumaad ah u soo diray madaxweynaha maamulka Somaliland si ay kaga wada hadlaan bilow iyo ilaa iyo dhamaad arinta muranka shirkadda DP World keentay.

Madaxweynaha Jabuuti ayaa laga yaabaa inuu Muuse biixi ka dhaadhiciyo una suurad xumeeyo shirkad iyo damaca qarsoon ay leedahay,islamarkaana balan ku wada galaan iney halmeel uga soo wada jeestaan.

Dowladda Jabuuti ayaa deegaanadeeda ka ceyrisay Shirkadda DP World ka dib markii ay fulin weysay balan qaadyo ay wada galeen.

Maamulka Somaliland ayaa heshiis saami qeybsi ah la gashay shirkadan Ganacsi si ay u maalgeliso Dekadda Berbera.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT