Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxaa ka run ah in R/Wasaare Kheyre uu wax ka og-yahay Heshiiska DP World & Somaliland? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxaa ka run ah in R/Wasaare Kheyre uu wax ka og-yahay Heshiiska DP World & Somaliland? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxaa ka run ah in R/Wasaare Kheyre uu wax ka og-yahay Heshiiska DP World & Somaliland?

Xukuumadda Soomaaliya oo uu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ugu horeeyo ayaa lagu eedeynayaa iney wax ka ogyihiin Heshiiska Shirkadda DP World iyo Somaliland.

Heshiiskan oo dad badan ka yaabiyay ayaa waxaa siyaabooyin kala duwan uga hadlay Shacabka Soomaaliyeed,madaxda Qaranka iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada qaarkood ayaa sheegay in dhamaan Heshiisyada shirkada DP World ay la gashay maamulada Soomaaliya qaarkood ay yihiin sharcidaro aan la soo marsiin Baarlamaanka,islamarkaana ansixinin.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha hadana ah Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka C/raxmaan Odawaa ayaa sheegay in haddii Arrintaan jawaab cad ka bixin xukuumadda wax ka ogtahay Heshiiska.

1- In xukuumaddu u yeerto Safiirka Imaaraadka Carabta oo wax laga Weydiiyo Mowqifka Midnimada Soomaaliaya.
2- In Xukuumaddu joojiso oo wax kama jiraan ka dhigto dhammaan Heshiisyada Shirkadda DP World sida kan Berbera iyo Boosaaso.
3- Haddii intaas la waayo oo aaney Xukuumaddu qaadin talaabooyin cad-cad waxaan u qaadaneynaa in xukuumaddu Heshiiska Berbera wax ka ogtahay.

Heshiiskaan ayaa khilaaf xooggan abuuray,wuxuuna maareeyaha shirkadda DP World uu sheegay in Somaliland ay tahay dal madax banaan oo mar hore ka go’aday Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT