DAAWO:- Guddoomiye Cirro Oo Taageray Go’aankii Kasoo Baxay R/wasaare Kheyre ee Dp-world+SABAB?

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somalinad Mudane Cirro ayaa kasoo horjestay heshiiskii sadex geesodka ahaa oo ay wada gaaren Somaliland, shirkada Dp-world iyo dowlada itoobiya ee salka ku hayey balaarinta dekada magaalada berbara.

Guddoomiye cisro ayaa shaaca ka qaaday inuusan taagerin heshiiskaasi maadama aan loo faah faahin bulshada isaguna horay ugu soo horjestay heshiiska shirkada Dp-world.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT