DAAWO: DP-World Oo Jawaab Xun Ka Bixisay Hadalkii R/wasaare Kheyre & Qorshaha Dekada Berbara

Masuul ka tirsan hay’ada Dp-world ayaa markii ugu horeysay ka jawabtay hadal dhawaan kasoo yeeray raiisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre u kaga hadlay heshiis sadex geesod ah oo dhex maray Somaliland hay’ada Dp-world iyo dowlada itoobiya.

“Wax kasoo yeray Dowlada Somalia wax na quseyo maaha arinta dekada berbara waa mid heshiis laga gaaray waana sii socon doonta sababto ah Somaliland waa dowlad ka madax banaan Somalia ‘ayuu yiri masuul u hadlay hay’ada Dp-world.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:-

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT