Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
XOG CULUS:- Baarlamaanka Somalia oo ku Dhagan Howlgalka Daba dheeraaday ee AMISOM | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> XOG CULUS:- Baarlamaanka Somalia oo ku Dhagan Howlgalka Daba dheeraaday ee AMISOM | Hal Sheegaha La Hubo

XOG CULUS:- Baarlamaanka Somalia oo ku Dhagan Howlgalka Daba dheeraaday ee AMISOM

Guddoomiyaha Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in Guddigooda ay diyaar u yihiin la xisaabtanka howlgalka AMISOM ee ka socda Soomaaliya.

Xuseen Carab Ciise waxaa uu sheegay in Ciidanka AMISOM howlgalkooda uu daba dheeraaday islamarkaana loo baahanyahay in lagala xisaabtamo waxyaabaha u qabsoomay.

Guddoomiye Xuseen waxaa uu sheegay in Shirkii AMISOM iyo Somaliya ee lagu soo gaba gabeeyay Kampala ay la tageen qorshe ka hadlaya tayada Ciidamada dowladda Soomaaliya oo aan sidii loo baahnaa.

Waxaa uu sheegay in Ciidamada Soomaaliya ay u diyaarsanyihiin dagaalka Al-shabaab hayeeshee aysan heysan qalab ku filan ,beddelkoodana Ciidanka AMISOM ay shaqeeyaan.

Xuseen Carab Ciise ayaa waxaa uu sheegay in hadda Ciidamada AMISOM ay kala xisaabtamayaan howlgalkooda dalka iyo halka ay ku bixiyaan qarashka ay ka helaan Beesha Caalamka ee lagu qaato Magaca Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT