Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
SIR CULUS:- Wafdi ka socda Imaaraadka oo Malaayiin Dollar wada oo ku Soo Wajahan magaalada MuqdishO | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> SIR CULUS:- Wafdi ka socda Imaaraadka oo Malaayiin Dollar wada oo ku Soo Wajahan magaalada MuqdishO | Hal Sheegaha La Hubo

SIR CULUS:- Wafdi ka socda Imaaraadka oo Malaayiin Dollar wada oo ku Soo Wajahan magaalada MuqdishO

Warar lagu kalsoonaan karo aoo ay heshay warbaahinta halsheeg.com ayaa sheegaya in Wafdi ka socda Dowlada Imaaraadka oo lacago aad u badan wata ay kusoo wajahan yihiin Magaalada Muqdisho, iyagoo kulamo la qaadanaya Madaxda dalka.

Sarkaal ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa inoo sheegay in wafdigan ay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre kala hadli doonaan Heshiiska dekada Berbera oo mowqif adag ay ka qaadatay Dowlada Soomaaliya.

Dowlada Imaaraadka ayaa dooneysa inay ka dhaadhiciso Madaxda Soomaaliya inay saami qeybsi ku yeeshaan dakhliga kasoo xarooda dekada Berbera oo kala bar ama inta ugu badan ay qaadaneyso Imaaraadka, waxayna sidoo kale siin doonaan lacago aad u badan oo la sheegay in looga raali galinayo khaladaadkii dhacay.

Si kastaba ha ahaatee waxaan la ogeyn waxa iska bedeli doona mowqifka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Kheyre.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT