Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
R/W Kheyre oo warbixin naxdin ku ah kaga horeysay Mareynkanka & Farmaajo oo ay la yaab ku noqotay…….. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> R/W Kheyre oo warbixin naxdin ku ah kaga horeysay Mareynkanka & Farmaajo oo ay la yaab ku noqotay…….. | Hal Sheegaha La Hubo

R/W Kheyre oo warbixin naxdin ku ah kaga horeysay Mareynkanka & Farmaajo oo ay la yaab ku noqotay……..

Senator Mareykan ah oo dhawaan socdaal aan la shaacin ku yimid dalka Soomaaliya isla markaana la kulmay madaxda DF-ka iyo saraakiisha reer galbeedka ayaa runta ka sheegay xaaladda dagaalka Soomaaliya.

Senator Jack Reed oo ka mid ah xubnaha Guddiga Milatariga ee Golaha Congress-ka Mareykanka ayaa wareysi uu bixiyay socdaalkiisa Soomaaliya ka dib wuxuu kaga hadlay xaaladaha adag ee DF-ka iyo taageerayaasheeda caalamiga ah ay ku wajahayaan gudaha Soomaaliya isagoona caddeeyay sababta looga guuleysan la’ayahay Xarakada Al-Shabaab.

Isagoo la hadlayay shabakadda Defence One ayuu Reed qirtay dhammaan iyagoo isu tagay Ciidamada Soomaalida, kuwa Afrikaanka iyo kuwa Mareykanka ay awoodi waayeen iney heystaan dhulka ay ka qabsadaan Xarakada AlShabaab.

Mar arrintaas wax laga weydiiyay ayuu u sababeeyay in iyagu howshoodu tahay xoojin isla markaana ay tahay ciidamada kale iney dhulka qabsadaan oo ay joogaan, balse waa arrin laga quustay ayuu yiri.

“Hadafkeenu waa ka hortag, ka eryid iyo ka qabsasho, dhabtii ka qabsashadu nooma sahlana” ayuu yiri Senator Reed oo si niyad beel ah uga warcelinayay xaalidihii uu ku soo arkay dalka Soomaaliya.

Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya oo tiradoodu ay kor u dhaafeyso 500 askari ayuu sheegay howl weyn in ay ka hayaan dhanka taageerada DF-ka, balse wuxuu qiray in inkastoo ay aad u kordheen weerarrada cirka hadane in taas aysan joojin howlgallada Al-Shabaab.

DF-ka ayuu ka soo qaaday maamul fadhiid ah oo la dhihi karo kaliya Muqdisho ayuu si buuxda u maamulaa, balse wixii ka baxsan caasimadda, dadka badankood waxey ku qanacsan yihiin in Al-Shabaab ay ka helayaan maamul wanaag iyo caddaalad.

Mar uu soo hadal qaaday Ciidamada AMISOM iyo dib u dhacyada heysta ayuu xusay dhibaatada ugu weyn ee heysata iney tahay qarracankii uu ku reebay howlgalladii loogu daatay xeryahooda ee dhiigga badan uu ku daatay, wuxuuna yiri ” Niman meel kale u socdo ma ahan, waxey u muuqataa in xeryahooda aysan dhaafeyn, A-Shabaab dhankoodana way sii xoogeysanayaan”.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT