DAAWO: – R/Wasaare ku-xigeenka dalka” Heshiiskani wuxuu kor u qaadi doonaa Nolosha dadka Beeraleyda ah

Maanta waxaa magaalada Muqdisho Heshiis dhinacyo Horumarineed quseeya ku saxiixday Dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga.

Wasaaradda Beeraha Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda TIKA ayaa Heshiis ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa wax soo saarka dalka kala saxiixday.

Ku simaha Ra’iisal wasaaraha dalka ahna Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in Heshiiskaan uu kor u qaadi doono nolosha dad badan oo Beeraley ah.

Halkaan Hoose Ka Daalaco Muuqaalka:-

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT