DAAWO: Maxaa Yuusuf Garaad loogu xaqiray kalintiii uu ka qaatay sii deynta Maxaabiista Soomaaliyeed ee dalka India?

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdishio ku soo dhoweeyay Tiro Maxaabiis Soomaaiyeed oo laga keenay dalka India.

Heshiiska Dhalinyaradaan lagu soo daayay waxaa door muhiim ah horay uga qaatay Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar,balse laguma xusin kaalintuu ku lahaa sii deynta dhalinyaradaan.

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka ayaa sheegay iney Dowladda FederaalKA Soomaaliya dadaal dheer ku bixisay sii deynta Maxaabiistani.

HALKAAN  HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT