Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Askartii AMISOM looga dhaawacay dagaalka Balcad oo Muqdisho la keenay + SAWIRO | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Askartii AMISOM looga dhaawacay dagaalka Balcad oo Muqdisho la keenay + SAWIRO | Hal Sheegaha La Hubo

Askartii AMISOM looga dhaawacay dagaalka Balcad oo Muqdisho la keenay + SAWIRO

Qaar ka mid ah askartii ciidamada AMISOM kaga dhaawacantay weerarkii Jimcihii kolonyadooda lagu qaaday xili ay marayeen duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa la keenay Magaalada Muqdisho.

Dhaawacyada ciidamada AMISOM oo weli tirakoob saxan aan laga heynin ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka ay ku leeyihiin xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho halkaasoo lagu daweynayo.

Ku-xigeenka Madaxa Midowga Afrika ee Soomaaliya oo lagu Magacaabo Simon Mulongo iyo masuuliyiin kale ayaa dhaawacyadaas ku booqday Isbitaalka

AMISOM ayaan weli shaacin tirada Askartii kaga geeriyooday weerarkii Balcad marka laga reebo dowladda Burundi oo sheegtay in 5 Askari looga dilay.

Weerarkan oo ahaa kii ugu xumaa ee mudooyinkan ciidamada AMISOM ku qabsada gudaha Somalia ayaa khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ka sokow waxaa looga gubay ku dhowaad toban gaari halka gaadiid kale laga qabsaday.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT