Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
XOG HOOSE:- M/weyne Waare oo Qorsheynaya inuu xilka ka qaado Guddoomiye degmadiisaAl- Shabaab u gacan gashay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> XOG HOOSE:- M/weyne Waare oo Qorsheynaya inuu xilka ka qaado Guddoomiye degmadiisaAl- Shabaab u gacan gashay | Hal Sheegaha La Hubo

XOG HOOSE:- M/weyne Waare oo Qorsheynaya inuu xilka ka qaado Guddoomiye degmadiisaAl- Shabaab u gacan gashay

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa qorsheynaya inuu xilka ka qaado Guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur Furdud ka dib dhacdadii shalay degmadiisa ay Al-Shabaab kula wareegeen.

Madaxweyne ayaa isugu yeeray dhamaan Saraakiisha Ciidamada maamulka Hirshabeelle si wax badan looga weydiiyay sida ay ku dhacday in maalin cad Al-Shabaab mudo saacado ah gacanta ugu hayaan degmada Balcad oo ah degmo istaatijiyad ah oo xudun u ah caasimadda Muqdisho.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in madaxweyne Waare uu qorsheynayo inuu xilka ka xayuubiyo Guddoomiyaha degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe Xildhibaan hore Qaasim Calu Nuur Furdug,kaasi oo lagu eedeeyay inuu ku fashilmay amaanka degmadiisa.

Ururka Al-Shabaab ayaa shalay dagaal xoogan ku qaaday degmada Balcad mudo kooban gacanta ku hayay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT