Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax badan ka ogow Siyaasiyiin & Xildhibaanada Mucaaradka ah oo laga mamnuucay inaysan soo gelin Kenya | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax badan ka ogow Siyaasiyiin & Xildhibaanada Mucaaradka ah oo laga mamnuucay inaysan soo gelin Kenya | Hal Sheegaha La Hubo

Wax badan ka ogow Siyaasiyiin & Xildhibaanada Mucaaradka ah oo laga mamnuucay inaysan soo gelin Kenya

Kadib hadalkii hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaalle ee ku aaddanaa in dalkiisa uusan diyaar u ahayn gudihiisa lagu dhex maleego sidii lagu burburin lahaa sida uu hadalka u dhigay dowladda Soomaaliya.

Wixii warkaas ka dambeeyay waxaa hadda lagu soo waramayaa in qaar kamid ah xildhibaannada iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya warqado laga dhigay qaar kamid ah garoomada diyaaradaha ee dalkaas, gaar ahaan Jommo Kenyatta ee ku yaalla caasimadda dalkaas.

Si qayaxan looma sheegin magacyada siyaasiyiintaas, ha yeeshee waxaa loo badinayaa in ay yihiin kuwa mucaaradka oo beryihii lasoo dhaafay ku shirsanaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

“Saaxiibtinimo wanaagsan ayaa nagala dhaxeysa Soomaaliya iyo dowladdooda cusub, sidaa darteeda raalli kama noqon doonno in dalkeenna laga burburiyo dalkaas aan walaallaha nahay!” ayuu Aadan Barre Ducaalle todobaadkii tegay u sheegay saxaafadda xilli uu ka waramayay xaaladda mucaarad ee ka jirta Soomaaliya.

Haddii arrinkan uu dhaboobo waxa ay ka dhignaan doontaa in mucaaradka Soomaaliya ay lumiyeen saldhig wayn oo u fududaa kulankooda, sidaa darteeda ay u wareegan doonaan goob kale, maaddaama loo diiday saldhiggooda koobaad.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT