Maamulka Koonfur Galbeed oo Jawaab kulul ka bixiyay Aflagaadadii Mahad Cabdalla Cawad

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii dhawaan uu sheegay guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad ee ahaa in maamulkaasi uusan la heyn dastuur bulshada ay u siman tahay.

Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa ku micneeyaya hadalka ka soo yeeray Mahad Cabdalla Cawad Guddoomiye ku-xigeenka Labaad mid aflagaado ah oo meel ku dhac ah.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT