Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DAAWO KASHIFAAD: 5-Qodob oo qasab tahay Inaad ka ogaato Heshiiskii Dekadda Berbera & Shirqoolkii | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DAAWO KASHIFAAD: 5-Qodob oo qasab tahay Inaad ka ogaato Heshiiskii Dekadda Berbera & Shirqoolkii | Hal Sheegaha La Hubo

DAAWO KASHIFAAD: 5-Qodob oo qasab tahay Inaad ka ogaato Heshiiskii Dekadda Berbera & Shirqoolkii

Somaliland ayaa war adag kasoo saartay hadalkii RW Xasan Cali Kheyre ee ahaa inuu sharci daro yahay heshiiskii dekadda Berbera ee Somaliland, Imaaraadka iyo Itoobiya ay kala saxiixdeen.

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inuu heshiiskaas yahay mid dhaawacaya midnimada iyo qaranimada Soomaaliya isla markaana uusan aheyn mid ay ogolaanayaan.

HALKAAN HOOS KA DAAWO JAWAABTII SOMALILAND:-

Hadaba, Shabakada Wararka Warqaad.com oo la socotay tan iyo bilowgii ayaa idiin soo gudbineysa shan qodob oo laga bartay heshiiskii dhacay iyo jawaabihii labada dhinac.

HALKAAN HOOS KA DAAWO GO’AANKA DFS:-

1- DANTA IMAARAADKA: Imaaraadka ayaa doonaya inuu awoodiisa militeri ee bariga Afrika uu xoojiyo, sidaas darteed waxaa uu dadaal dheer ugu jiraa in dekadda Berbera uu la wareego.

Shirkada DP World oo dhawaan laga ceyriyay Jabuuti ayaa dooneysa in heshiiska Dekadda Berbera uu noqdo mid si walba usuuragala.

2- Itoobiya Xoog ayay Wax ku heshay: Arinta layaabka leh ayaa ah in heshiiska ay Itoobiya ku heshay boqolkiiba 11 ay tahay arin dad badan aysan fileyn.

Laakiin Itoobiya ayaa awood u adeegsatay iney Qeyb ka lahaato dhaqaalaha dekada BERBERA, hadii aysan sidaas dhicina, Imaaraadku awood umalahan inuu dekada Berbera la wareego.

3- Somaliland Waa ay QASBAN TAHAY: In Heshiiska Berbera uu dhaco ma ahan mid haatan bilaabatay ee waa arin soo jiitameysay mudo dheer.

Maamulkii hore ee Somaliland ee uu Siilaanyo madaxweynaha u ahaa ayaa xogaaminayay qorshaha saxiixa heshiiska, laakiin waxaa jira shirkado Soomaali ah oo dadaal ku bixiyay in heshiiskaas uu dhaco.

Laakiin Somaliland waa ay qasban tahay maadaama awood dhaqaale ay ubaahan tahay, sidoo kalana malahan awood ay Itoobiya uga hor istaagto qeybta ay ka heshay heshiska,

4: Maxey DFS ka ogtahay Heshiiska: Xasuuso in dowlada Imaaraadku dadaal ku bixisay in maamulkii hore uu dalka kusoo laabto.

Laakiin doorashadii Madaxweyne Farmaajo wax badan uma aysan suuragelin, waxaana ay diirada saareen iney heshiisyo la galaan maamul goboleedyada.

Waxaa ay dhaqaalo ku bixiyeen Muqdisho, Puntland, Koofur Galbeed iyo Jubbaland, haatana waxaa ay qorshaynayaan iney mashruucyo siiyaan Hiirshabelle.

Sidaas oo ay tahay DFS ayaa isku dayday iney arintan ka dhigto mid udhaxeysa Imaaraaadka iyo Soomaaliya, laakiin qorshahaas ayaa fashilmay kadib khilaafkii dalalka Carabta.

Si kastaba, waxaa muuqata in DFS aysan wax dheeraad ah ka qaban karin arintan, maadaama Imaaraadku aysan dhageysaneyn.

5- RW Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo: Madaxweynaha dalka marar kala duwan ayuu Imaaraadka booqday laakiin xal rasmi ah kama keenin.

Sidaas oo ay tahay madaxweynaha DFS intii uu dalkaas ku sugnaa ma aysan dhicin arin dhibaato ku ah qaranimada Soomaaliya.

Laakiin, dad badan ayaa isweydiinaya maxaa booqashadii RW Kheyre kusoo beegay in heshiiskaas uu dhaco?

Waxaa halkaas kaaga cad inuu jiro Shirqool la doonayay in loo dhigo RW Kheyre, kaas oo ka imaan kara isla Imaaraadka iyo madaxd kale oo Soomaali ah kuwaas oo ka shaqeeya danaha Imaaraadka.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT