DAAWO:- Faysal Cali Warabe oo u jawaabay R/W Kheyre, Sheegayna Ina Beesha Hawiye Ayna Taageersan tahay Laakiinse………………

Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul ugu jawaabay RA’ISUL Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Kheyre ayaa shalay sheegay in heshiiskii DP World iyo Somaliland uu yahay mid aanan sharci aheyn oo kasoo horjeeda midnimada Soomaaliya.

Laakiin, Faysal Cali Waraabe ayaa xasuusiyay RW Kheyre in Somaliland aysan Soomaaliya kamid aheyn sida uu hadalka udhigay.

Khilaafka ka dhashay heshiiskii DP World ee dekadda BERBERA ayaa meel xun gaaray iyadoo Imaaraadku sida uu doono ka yeelayo Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT