Bulshada Reer Muqdisho Oo Qiray Waxqabadkii Xasan Sheekh, Sanad Kadib Doorashadii Farmaajo

 

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho oo marar badan aad u dhaliilayey dowladda uu hoggaaminayey Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadda ogaaday waxay qabatay iyo waxa ay haysay.

Dadka Muqdisho ayaa meelaha ay ku sheekeysanayaan waxay soo hadal qaadaan farqiga u dhaxeeya dowladda Farmaajo iyo sidoo kale midda Xasan Sheekh.

Waxay sheegeen shacabka in markii Xasan Sheekh uu joogay waddooyinka la xiri jiray oo kaliya marka ay madax dalka imaaneyso, balse hadda maalin walbo la iska xirto wadada.

Waxay sidoo kale tilmaameen in hadda ay dadku la kulmaan culeysyo aan jirindowladda Xasan Sheekh.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT