Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
WAR DEG DEG AH:- Xukuumadda Somalia oo war ka soo saartay heshiiskii Imaaraadka, S/Land & Itoobiya ee dekadda Berbera | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> WAR DEG DEG AH:- Xukuumadda Somalia oo war ka soo saartay heshiiskii Imaaraadka, S/Land & Itoobiya ee dekadda Berbera | Hal Sheegaha La Hubo

WAR DEG DEG AH:- Xukuumadda Somalia oo war ka soo saartay heshiiskii Imaaraadka, S/Land & Itoobiya ee dekadda Berbera

Xukuumaddam Soomaaliya ayaa war kasoo saartay heshiiskii Imaaraadka, Somaliland iyo Itoobiya ee dekadda Ber-bera.

Warsaxaafadeed kasoo baxay xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in heshiska Dekadda Berbera u cadeynayo in Imaaraadka uu heli doono 51 boqolkiiba, Somaliland-na 30 boqolkiiba halka 11 boqolkiiba ay heleyso Itoobiya.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in heshiiskaas uu yahay mid aan sharci aheyn oo aysan waxba kala socon.

Sidoo kale, Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in heshiiskaas uu lidi ku yahay hormarka iyo midnimada Soomaaliya.

“Waxaan cadeyneynaa in heshiskaas uu yahay mid waxba kama jiraan ah, waxaana ka digeynaa heshisyada noocaan oo kala ah”ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay xukuumadda Soomaaliya gaar ahaan wasaarada dekaddaha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT