DAAWO: – R/W Kheyre Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dp-World’ Somaaliland iyo Itoobiya. Kuna Tilmaamay Inay……

R/Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka hadlay Heshiiska Dekedda Berbara ee ay wada saxiixdeen Shirkaddda DP-World’ Somaaliland iyo dalka Itoobiya.

Hadalkan R/Waraha Soomaaliya ayaa waxa u imanayaa xili shalay ay heshiis kala saxiixdeen DP-World’ Somaaliland iyo Itoobiya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT