Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DAAWO:- Maxay Tahay Fadeexada Uu Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamanaka Banaanka Keenya Iyo Qiyaanadii Loo Gestay Shacabka Soomaaliyeed? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DAAWO:- Maxay Tahay Fadeexada Uu Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamanaka Banaanka Keenya Iyo Qiyaanadii Loo Gestay Shacabka Soomaaliyeed? | Hal Sheegaha La Hubo

DAAWO:- Maxay Tahay Fadeexada Uu Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamanaka Banaanka Keenya Iyo Qiyaanadii Loo Gestay Shacabka Soomaaliyeed?

Iyadoo 28-ka bishan la qorsheynayo in magaalada Baydhabo xarunta G/Baay Blagu qabto shir ay isugu imaanayaan Dowlada dhexe iyo xubnaha maamula Gobaledyada oo looga hadli doono arimaha destuurka qabya qoraalka ee soomalaiya ayaa waxa dhaliilay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka soomaaliya mahad cabdalla cawid.

Guddoomiye Mahad Cabdalla Cawad ayaa shaaca ka qaaday in destuurka qabya qoraalka usan gacanta ugu jirin baarlamanaka iyo xukuumada isla markaana ay gacanta ku hayaan hay’ado shisheyo bilowgii horana rayi aruurin siyaaba kala duwan looga qaaday kumanaan ka mid ah shacabka.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanaka soomaaliya Mahad cabdalla cawid ayaa ka dhawaajiyey caawinaada qaramada midoobay iney noqoto mid soomaaliyed balse aysan noqon mid lagu dhibaateyo bulshada Soomaalida.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO:-

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT