Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxay Tahay Afar Arrimood Oo Kheyre Uu Hordhigay Madaxda Imaaraadka, Cabsi Soo Wajahday? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxay Tahay Afar Arrimood Oo Kheyre Uu Hordhigay Madaxda Imaaraadka, Cabsi Soo Wajahday? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxay Tahay Afar Arrimood Oo Kheyre Uu Hordhigay Madaxda Imaaraadka, Cabsi Soo Wajahday?

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu salka ku hayo safarkiisa Imaaraadka in xal loo helo siyaasadaha ay Imaaraadka isaga horkeeneyso Soomaalida, gaar ahaan Madaxda Qaranka, Hogaamiyayaasha maamulada iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka.

Waxaana xusid mudan in dowlada Somalia ay maalmahaani ku howlaneed qorsho ay go’aan uga gaari laheyd Siyaasada kala dhexeysa Imaaraadka carabta oo xadka dhaafay.

Waxyaabaha lagu falanqeeyay kulamada Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxda Imaaraadka ayaa kala ahaa:­

1­In Somalia ay ka xurowdo Imaaraadka Carabta oo dhaqaale ku bixineysa qaska iyo amni darida ka jirta dalka.

2­In Dowlada Somalia ay u nuglaato amarada kaga imaanaya dowlada Imaaraadka, si ay xal ugu hesho amni darada ka jirta dalka iyo xiisada joogtada ah ee kala dhexeeya maamul Goboleedyada.

3­In leysku afgarto xaduud siyaasadeed muujineysa in labada dowladood aysan isaga gudbikarin si loo dhowro madaxbanaanida Somalia.

4­In Dowlada Imaaraadka carabta ay arrimaha Somalia uga danbeyso Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha Somalia, iyadoo wixii intaa ka hara aysan tallo ku yeelankarin siyaasada Somalia.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT