Al- Shabaab Oo Soo Bandhigay Muuqaalada Masuul Caan Ah Oo Geeriyooday+SAWIRO

 

Mu’asasada Alkata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shababa ayaa faafisay qeybta Shanaad ee silsiladda oo lagusoo bandhigo hoggaamiyaasha Dagaalka ay Shabaab ka wadaan Soomaaliya

Filimkan hoggaamiyaasha lagusoo bandhigayo waxaa kamid ah Sheekh Xudeyfa oo ahaa Wakiilkii hore Shabaab ee Jubbooyinka oo sanaddii lasoo dhaafay ku dhintay duqeyn ka dhacday Koonfurta Soomaaliya sidoo kale

waxaa kamid ah hoggaamiyaasha lagusoo bandhigay Sheekh Max’med Dulyadeyn.

Hogaamiyaal Ciidan iyo dagaalyahano ayaa qeyb ka ah sawirada la soo bandhigay kuwaasi oo lagu dilay duqeyn iyo dagaal shabaab lagu qaaday.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT