Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax badan ka ogow dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho+XOG DHEERI AH | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax badan ka ogow dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho+XOG DHEERI AH | Hal Sheegaha La Hubo

Wax badan ka ogow dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho+XOG DHEERI AH

Israsaaseyntan ayaa waxaa ay u dhaxeysay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda oo xoog ku galay Garaasha ku yaalla agagaaarka Warashadda Taraqa iyo Sigaarka ee magaalada Muqdisho.

Waxaana la sheegay in Iska hor imaadkan uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamadaasi Lacago baad ah ay weydiisteen howlwadeenada Garaashkaasi, taasina ay keentay in dagaal uu dhexmaro ilaalada Garaashkaasi iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Liibaan Shaaciye oo ah Wariye Madax Banaan oo ku sugnaa Nawaaxiga halka wax ka dhaceen ayaa Warbaahinta u sheegay in Ilaalada Garaaska ay Toogteen mid ka mid ahaa Askartaasi, sidoo kalena Ciidamada Dowladdu iyagana ay Toogteen mid ka mid ah shaqaalaha Garaashkaasi.

Iska horimaadka Ciidamada Dowladd ayaa caadi ka noqday magaalada Muqdisho,waxayna Dowladda maaare u la’dahay maareynta Ciidamadaasi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT