Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxay Ilaa Iyo Iminka Farmaajo & Kheyre ka qabteen Musuq maasuqa? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxay Ilaa Iyo Iminka Farmaajo & Kheyre ka qabteen Musuq maasuqa? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxay Ilaa Iyo Iminka Farmaajo & Kheyre ka qabteen Musuq maasuqa?

Soomaaliya ayaa kaalinta ugu hooseysa ka gashay dalalka adduunka marka laga eego dhinaca Musuqmaasuqa iyada oo sanad weliba ay hoos ugu sii dhacaysay liiska dalalka ugu musuqa badan dunidda ilaa ay gashay halka ugu hooseeyo 12kii sano ee la soo dhaafey

Hay’adda Transparency International oo ah hay’ad aan dowli ahayn oo cilmi baaris ku samaysa arrimaha la xiriira musuqmaasuqa iyo daahfurnaanta oo fadhigeedu yahay Magaalada Berlin ee Dalka Germany ayaa waxa ay warbixinteeda sanadlaha ah ee ku saabsan sida ay dowladda iyo addeegyadeeduba ugu muuqdaan kuwa musuq ah “Corruption Perceptions Index” Warbixintan ayaa waxa ay soomaaliya ku sheegtay dalka ugu hooseeya 180-ka dal ee ay koobtay Warbixintu.

Haddaba Shacabka ayaa aaminsan in aysanu qalmin kaalinta ay galay dalka maadaama ay yihiin dad dhaqan iyo anshax adag leh sidoo kalena ah dad islaam ah oo ay diin iyo caqiido ka hor istaageyso dhaqamada musuqa ah ee aduunka intiisa kale aan calaamad ugu noqoneyn ameeynta Musuqa ee Nolosha Muwaadinka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT