Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxaa ka socda caawa deegaanka Moqokori Hiiraan ee kadib dagaalkii maanta ka dhacay? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxaa ka socda caawa deegaanka Moqokori Hiiraan ee kadib dagaalkii maanta ka dhacay? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxaa ka socda caawa deegaanka Moqokori Hiiraan ee kadib dagaalkii maanta ka dhacay?

Wararkii ugu danbeeyay ee caawa naga soo gaaray deegaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo maanta dagaal ku dhexmaray Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in xaaladda ay tahay mid degan.

Weerarka oo dhacay saaka waabarigii hore ayaa ciidamada dowladda ugu suurta gashay inay la wareegaan deegaanka, inkastoo markii dambe ay isaga baxeen.

Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay gudaha Moqokori, iyadoo la sheegayo inuu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in markii Ciidamada Dowladda ka baxeen deegaanka waxaa dib ugu soo laabtay Ururka Al-Shabaab oo markii hore laga saaray.

Taliyaha Guutada 52-aad ee ciidanka xoogga dalka Jen. Axmed Maxamed Tareedisho oo la hadlayay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in howl gal qorsheysan ay ku qaadeen deegaanka Moqokori oo qiyaastii 40KM u jira degmada Maxaas.

Taliye Tareedishe ayaa sheegay in afar ka tirsan dagaalamayaasha Shabaab ay ku dileen, isla markaana ay saanad milateri iyo gaadiid ku qabsadeen sida uu yiri.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa inta badan ka baxa deegaanada ay ka qabsadaan Al-Shabaab,waxaana arintaasi cabasho ka muujiyay dadka shacabka ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT