DAAWO: – Muusi Biixi oo mucaaradnimo kala kulmay Waraabe iyo C/raxmaan Ciro+SABAB?

Guddi isku dhaf ah oo dhawaan ay sameysteen Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland UCUD iyo WADANI ayaa maanta shir ku yeeshay Hotel Ambasador ee magaalada Hargeysa.

Kullankaasi ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Labada Guddoomiye ee Xisbityada Mucaaradka Somaliland ee Feysal Cali Waraabe oo UCID ah iyo C/raxmaan Ciro Xisbiga Wadani.

Waxaa kullanka diiradda lagu saaray dhaliilo badan oo ay sheegeen iney ka jiraan Dowladaha Hoose ee Somaliland.

Eng; Feysal Cali Waraabe oo kullanka ka dib la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in marka hore uu ku faraxsan yahay Guddiga isku dhafka ee Labada Xisbi ay sameystaan si loo toosiyo waxyaabaha ka qaldan Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Muusi Bixi Cabdi.

Halkaan Hoose Ka daawo Muuqaalka:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT